BARO
Free courses: Baro Crypto si sax ah
Hadafkeenu waa in qof walba uu helo aqoon nadiif ah oo af-Soomaali ah: sida loo bilaabo, waxa la iska ilaaliyo, iyo sida loo fahmo wararka iyo dhaqdhaqaaqa suuqa.
QAYBTA 1
Aasaaska Crypto
Bitcoin, Ethereum, stablecoins, iyo erayada muhiimka ah.
QAYBTA 2
Wallet + Amni
Sidee loo ilaaliyaa seed phrase, scams, iyo qaladaadka caadiga ah.
QAYBTA 3
Suuqyada
Qiimaha, volatilty, wararka saameeya suuqa, iyo sida loo akhriyo chart.
QAYBTA 4
DeFi (Bilow)
Lending, DEX, staking, iyo waxa loo baahan yahay ka hor inta aan la gelin.